<

Home » Falanqeyn » Frank Lampard oo Sii Hordhacay Xiddiga Xili Ciyaareedka Kooxda Chelsea- Mana Ahan Eden Hazard Ama Diego Costa

Frank Lampard oo Sii Hordhacay Xiddiga Xili Ciyaareedka Kooxda Chelsea- Mana Ahan Eden Hazard Ama Diego Costa

Inkastoo ciyaartoyda Eden Hazard, Diego Costa, Victor Moses iyo N’Golo Kante safka hore kaga jiraan ciyaartooyda muhiimka ah ee Chelsea, halyeeyga kooxda Frank Lampard ayaa aaminsan in Cesar Azpilicueta yahay ciyaaryahan dhabta ah ee xilli ciyaareedkan ugu fiican kooxda Blues.

Wareysi uu siiyay Daily Mail, ciyaaryahankii hore ee England ayaa waxa uu ku sheegay in Jamie Carragher lala barbardhigi karo Azpilicueta marka laga hadlayo awooda daafac ee uu leeyahay.

“Waxa uu ahaa mid cajiib,” Lampard ayaa u sheegay wariyihii wareysanayay.

“Costa iyo Hazard way fiican yihiin waqtigaan, laakiin waxaan  qabaa in Cesar Azpilicueta yahay midka ugu fiican kooxda oo dhan.

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.net/wararka/frank-lampard-oo-sii-hordhacay-xiddiga-xili-ciyaareedka-kooxda-chelsea-mana-ahan-eden-hazard-ama-diego-costa/">Frank Lampard oo Sii Hordhacay Xiddiga Xili Ciyaareedka Kooxda Chelsea- Mana Ahan Eden Hazard Ama Diego Costa</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *