<

Home » Horyaalada » Premier League » Frank Lampard oo Gerrard & Terry kusoo daray Shaxdiisa Riyada – Yaase kusoo baxay Shaxdan?

Frank Lampard oo Gerrard & Terry kusoo daray Shaxdiisa Riyada – Yaase kusoo baxay Shaxdan?

Frank Lampard ayaa soo saaray shaxdiisii ugu fiicneyd taariikhdiisii kubad acagta laakiin waa tee kooxdiisii hore ee Ingiriiska ee ciyaaryahanada ugu badan ku leh shaxdan?

Ciyaaryahanada Chelsea ayaa 7 ciyaaryahan ku leh shaxda u soo doortay Frank Lampard kaas halka labo ciyaaryahan oo Man City ah uu kaliya soo dooqday.

Lampard, oo waayihisii ciyaareed kusoo gaba gabeeyay kooxda Mareykanka ka dhisan ee  New York City FC, ayaa shaxdiisa ku ciyaarsiin lahaa shaxda ah 4-4-2, laakiin waxaa uu ka tagay goolhayihii City Joe Hart iyo xidigii Chelsea Gianfranco Zola…

fantasy-football-lampard-revealed_3308958

 

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.net/wararka/frank-lampard-oo-gerrard-terry-kusoo-daray-shaxdiisa-riyada-yaase-kusoo-baxay-shaxdan/">Frank Lampard oo Gerrard & Terry kusoo daray Shaxdiisa Riyada – Yaase kusoo baxay Shaxdan?</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *