<

Home » Falanqeyn » FALLANQEYN: Waa Kuma 10ka koox ee kharashka ugu Badan Isticmaalay Inta uu Furnaa Suuqa kala iibsiga January- Halkee kujirtaa Kooxdaada?

FALLANQEYN: Waa Kuma 10ka koox ee kharashka ugu Badan Isticmaalay Inta uu Furnaa Suuqa kala iibsiga January- Halkee kujirtaa Kooxdaada?

Suuqa kala iibsiga January ayaa soo xirmay iyadoo kooxaha waaweyn ee Yurub heshiis dheeraad ah ay sameeyeen, ciyaartoyda Axel Witsel iyo Odion Ighalo ugu waaweynaa xiddigihii u wareegay kooxaha Chinese.

Laakiin lacag caddaanka ah ee ugu badnaa waa kuma kooxaha isticmaalay suuqa jilaalka? shabakada Goal ayaa soo bandhigtay 10-ka koox ee ugu sareeya ee suuqa lacagta cadaanka ugu badan ku qaatay xili ciyaareedkaaan.

Kooxahaan ayaan ka dhisan guud ahaan horyaalada waweyn ee dunida waxaana kaalmaha hore kujira suuqa January kooxaha ka dhisan dalka Shinaha kuwaasoo dhaqaale badan bixiyay sanadkaan.

Liiskaa 10ka koox ayaa kala ah

1. SHANGHAI SIPG | £57m | Oscar, Odil Akhmedov

2. PARIS SAINT-GERMAIN | £55.8m | Julian Draxler, Goncalo Guedes

3. MARSEILLE | £43m | Dimitri Payet, Patrice Evra, Morgan Sanson, Gregory Sertic

4. TIANJIN QUANJIAN | £41.6m | Alexandre Pato, Axel Witsel, Kyung-Won Kwon

5. CRYSTAL PALACE | £35m | Jeffrey Schlupp, Patrick van Aanholt, Luka Milivojevic, Mamadou Sakho

6. EVERTON | £32m | Morgan Schneiderlin, Ademola Lookman, Anton Donker

7. WOLFSBURG | £28.3m | Riechedly Bazoer, Yunus Malli, Paul-Georges Ntep, Victor Osimhen, Ashkan Dejagah

8. MANCHESTER CITY | £27m | Gabriel Jesus

9. JUVENTUS | £24.9m | Mattia Caldara, Tomas Rincon, Riccardo Orsolini

10. LYON | £21.7m | Memphis Depay

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.net/wararka/fallanqeyn-waa-kuma-10ka-koox-ee-kharashka-ugu-badan-isticmaalay-inta-uu-furnaa-suuqa-kala-iibsiga-january-halkee-kujirtaa-kooxdaada/">FALLANQEYN: Waa Kuma 10ka koox ee kharashka ugu Badan Isticmaalay Inta uu Furnaa Suuqa kala iibsiga January- Halkee kujirtaa Kooxdaada?</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *