<

Home » Horyaalada » Premier League » FADEEXAD GALMO: Quruxleyda Chile Valentina Roth oo Shaaca Ka Qaaday Sida Alexis Sanchez Xariif ugu Yahay Galmada & Xiddiga Gunners oo Beeniyay Sheekadaan

FADEEXAD GALMO: Quruxleyda Chile Valentina Roth oo Shaaca Ka Qaaday Sida Alexis Sanchez Xariif ugu Yahay Galmada & Xiddiga Gunners oo Beeniyay Sheekadaan

Alexis Sanchez ayaa sheegay inuusan ogolaan in laga duubo Vido sir ah marka uu dumarka la haasaawaayo kadib markii lasoo bandhigay muuqaalo badan oo laga duubay ciyaartooy caan ah.

Xiddiga Arsenal ayaa wajahaya hadda fadeexad galmo ah ka dib markii uu la seexday gabadha lagu magcaabo Valentina Roth, sida lagu sheegay warbixin lagu daabacay warbaahinta Chile.

Laakiin ciyaaryahanka kooxda Gunners ayaa ku dooday war qariib ah saigoo sheegay inuu iska ilaaliyo in dumarka ku qiyaamaan Vido qarsoodi ah xiliga uu la haasaawayo.

Xidiga ayaa lasoo bandhigay muuqaal muujinaya isagoo xiran dharka jiifka xili uu la haasaawayay quruxleyda dalkiisa kasoo jeeda ee Valentina Roth.

Bale Ciyaaryahankii hore ee Barcelona ayaa meesha ka saaray sheekadaas. Isagoo yiri waa been la doonayo in lagu qaldo taageerayaasheda, waxaan kaliya ogahay inana ahay ciyaaryahan xirfadle ah ayuu hadalkiisa raaciyay.

Gabadha lagu magcaabo Valentina Roth ayaa ku doodeysa dhankeeda in ay la seexatay Sanchez dhowr habeen kadib markii uu xulkiisa u qaaday tartanka Copa Amrica 2016.

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.net/wararka/fadeexad-galmo-quruxleyda-chile-valentina-roth-oo-shaaca-ka-qaaday-sida-alexis-sanchez-xariif-ugu-yahay-galmada-xiddiga-gunners-oo-beeniyay-sheekadaan/">FADEEXAD GALMO: Quruxleyda Chile Valentina Roth oo Shaaca Ka Qaaday Sida Alexis Sanchez Xariif ugu Yahay Galmada & Xiddiga Gunners oo Beeniyay Sheekadaan</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *