<

Home » Horyaalada » La Liga Spain » Dani Carvajal, Cr 7 Ilaa Bale: Wax ka ogow Xiddigaha dhaawaca ka ah Waqtigaan Kooxda Real Madrid & Zidane oo Cabsi wajahaya

Dani Carvajal, Cr 7 Ilaa Bale: Wax ka ogow Xiddigaha dhaawaca ka ah Waqtigaan Kooxda Real Madrid & Zidane oo Cabsi wajahaya

Dhaawacyo aan dhamaad laheyn ayay wajaheysaa xili ciyaareedkaan kooxda Zinedine Zidane waxaana ugu weyn ciyaartooyda dhaawacan ninka reer Wales ee Gareth Bale.

Haddaba halkaan waxaan idin kugu soo gudbin doonaa dhamaan ciyaartooyda waqtigaan ka dhaawac Real Madrid, iyadoo ay kujiraan magacyo muhiim ah.

Toddobo ciyaaryahan oo ka mid ah kooxda koowaad ayaa waqtigaan dhaawac ah, kuwaasoo sameynta ugu badan ku yeelan kara kooxda Zidane.

Liiska dhaawacan waqtigaan ayaa kala ah

Dani Carvajal

Marcelo

Pepe

Luka Modric

James Rodriguez

Gareth Bale

CRISTIANO RONALDO

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.net/wararka/dani-carvajal-cr-7-ilaa-bale-wax-ka-ogow-xiddigaha-dhaawaca-ka-ah-waqtigaan-kooxda-real-madrid-zidane-oo-cabsi-wajahaya/">Dani Carvajal, Cr 7 Ilaa Bale: Wax ka ogow Xiddigaha dhaawaca ka ah Waqtigaan Kooxda Real Madrid & Zidane oo Cabsi wajahaya</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *