<

Home » Falanqeyn » DAAWO Quruleydii Uu Khiyaamay Xiddiga Manchester United Anthony Martial Oo Si Cajiib Ah Jirkeeda USoo Bandhigtay & Sababta Ka Dambeysa Oo La Ogaaday

DAAWO Quruleydii Uu Khiyaamay Xiddiga Manchester United Anthony Martial Oo Si Cajiib Ah Jirkeeda USoo Bandhigtay & Sababta Ka Dambeysa Oo La Ogaaday

xiddiga Manchester United Anthony Martial ayaa la aamisan yahay inuu khiyaameeyay saxiibtiisii hore taasoo hadda iibinaysa sawiro selfies oo ay iyada leedahay si ay nolosheeda ula wadaagto taageerayaasha ciyaaryahanka.

Quruxleyda Emily Isabella ayaa durba ku heshay 24,000 oo dad ah Instagram markii ay soo bandhigtay muuqaalo muujinaya quruxda iyo dhismaha jirkeeda.

waxaa la aaminsan yahay gabadhaan uu furay weeraryahanka Manchester United Anthony Martial in si walba hadda u dabareyso nolosheeda kadib khiyaamadii uu ku sameeyay saxibkeed.

Labadaan lamaane ayaa kasoo shaqo tagay France gaar ahaan magaalada jaziirada leh ee Monacco , laakiin waxay noloshoodii England kusoo dhamaatay burbur markii ay kala tageen.

Sawiradaan qaar ayaa muujinaya in gadhaan ay isku egeysiineyso gabdhaha jirkooda ka ganacsada si ugu yaraan dhaqaale ay ugu hesho.

The lover of Manchester United cheat Anthony Martial is selling saucy selfies of herself online to fansEmily Isabella Norths affair with the Manchester Uniteds Anthony Martial was exposed last yearFormer X Factor beauty Emily Isabella North cultivated over 24,000 Instagram admirers when her affair with the Frenchman was exposed last yearThe 25-year-old is now charging fans a £10 a month subscription for dozens of saucy pictures and videosEmily has been revealing exactly what led the United ace to play awaySince first uploading a topless selfie Emily has become one of the most in demand models on the website Only Fans

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.net/wararka/daawo-quruleydii-uu-khiyaamay-xiddiga-manchester-united-anthony-martial-oo-si-cajiib-ah-jirkeeda-usoo-bandhigtay-sababta-ka-dambeysa-oo-la-ogaaday/">DAAWO Quruleydii Uu Khiyaamay Xiddiga Manchester United Anthony Martial Oo Si Cajiib Ah Jirkeeda USoo Bandhigtay & Sababta Ka Dambeysa Oo La Ogaaday</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *