<

Home » Falanqeyn » DAAWO kadibna Go’aan Ka Gaar Dhaqanka Uu Sameeyay Marco Verratti- Yaa Saxan Garsooraha Iyo Xiddiga Italy?

DAAWO kadibna Go’aan Ka Gaar Dhaqanka Uu Sameeyay Marco Verratti- Yaa Saxan Garsooraha Iyo Xiddiga Italy?

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Paris Saint-Germain Marco Verratti ayaa la siiyay kaarka aan caadi ahayn oo jaale ah markii uu dhaqan bahdilaad umuuqday garoonka,” taasoo keentay in garsooraha lagu qasbo inuu sharxo go’aankiisa.

Verratti ayaa jaale ka helay garsoore Johan Hamal ka dib markii fariistay islamarkaana madaxiisa u isticmaalay kubada oo uu la ciyaari karay goolhaye Kevin Trapp,

Sida caadiga ah Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Paris Saint-Germain Marco Verratti waxaa ufurneyd inuu kubada ku baaso lugtiisa halkii uu inta fariisto madaxiisa ugu baasi lahaa goolhayaha taasoo si marka loo fiiriyo hareer marsan sharciyada ciyaar wanaagsan ee kubadda cagta.

Dhacdadaa ayuu ku sameeyay Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Paris Saint-Germain Marco Verratti diilinta ganaaxa intii ay socotay ciyaartii Ligue ee ay wajahayeen kooxda Nantes.

Xididga caalamiga ah ee dalka Italy ayaanan wax cadaadis ah kala kulemeyn kooxda kasoo horjeeday marka uu go’aankaan ka yaabiyay dunida qaatay.

Ciyaaryahankii ugu soo dhawaa ayaa ujiray ku dhawaad 20 mitir, mana umuuqan kubada mid kam ah inuu madaxiisa ku baasay, taasoo uu ku qaatay garsooraha go’aan lama filaan ah.

HALKAN HOOSE KA DAAWO

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.net/wararka/daawo-kadibna-goaan-ka-gaar-dhaqanka-uu-sameeyay-marco-verratti-yaa-saxan-garooraha-iyo-xiddiga-italy/">DAAWO kadibna Go’aan Ka Gaar Dhaqanka Uu Sameeyay Marco Verratti- Yaa Saxan Garsooraha Iyo Xiddiga Italy?</a>

One Response to DAAWO kadibna Go’aan Ka Gaar Dhaqanka Uu Sameeyay Marco Verratti- Yaa Saxan Garsooraha Iyo Xiddiga Italy?

  1. mohamed Reply

    January 22, 2017 at 12:07 pm

    wuu saxan yahay hadii uu verati gacanta ku qabsan uu madaxa ku siiyay wuxuu uga baahnaa inuu goolku gacanta ku qabsado

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *