<

Home » Horyaalada » La Liga Spain » BIGNEWS: Real Madrid oo qarka u saaran Inay €70M kula soo wareegto Xiddiga Manchester United Anthony Martial – Goorma?

BIGNEWS: Real Madrid oo qarka u saaran Inay €70M kula soo wareegto Xiddiga Manchester United Anthony Martial – Goorma?

Anthony Martial oo aan ku faraxsaneyn kooxda Manchester United, ayaa si waali ah loola xiriirinayaa kooxda Real Madrid.

ciyaaryahanka da’da yar ee France ayaa qiimo qaali ah ugu wareegi kara kooxda Real Madrid ee dalka Spain.

Real Madrid ayaa dooneysa qof ciyaaryahan dhalinyaro ah oo deg deg siimo badan waxaana ay u arkayaan xididga kooxda Manchester United Anthony Martial.

Old Trafford ayuu bandhig cajiib ah ka sameeyay kulankii xalay ee FA Cup United kaga badiyeen kooxda Wigan Athletic, waxa laga yaabaa in inuu helo kalsoonida macalin Jose Mourinho.

Martial iyo Mourinho ayaa xiriir adag uu ka dhaxeeya, waxaana dhawaan Tababaraha reer Portugal uu u sheegay ninka reer France inuu u dagaalamo booskiisa.

Martial ayaa €70 milyan ugu wareegi kara bishaan January kooxda Real Madrid sida warbaxinada kasoo baxay Spain ay sheegayaan.

Laakiin kooxda Zidane ayaa dagaal adag kala kulmeysa kooxda reer France ee Paris.

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.net/wararka/bignews-real-madrid-oo-qarka-u-saaran-inay-e70m-kula-soo-wareegto-xiddiga-manchester-united-anthony-martial-goorma/">BIGNEWS: Real Madrid oo qarka u saaran Inay €70M kula soo wareegto Xiddiga Manchester United Anthony Martial – Goorma?</a>

2 Responses to BIGNEWS: Real Madrid oo qarka u saaran Inay €70M kula soo wareegto Xiddiga Manchester United Anthony Martial – Goorma?

  1. Mohamed awke0@gmail.com Reply

    January 30, 2017 at 3:20 pm

    Waasax kolay anigu waxaantaageeraa labadan tiim ee ciyaaryankakala iibsanaysa inkasta oonrabo in loodaayo kooxdiisa man un waayo kooxdo way Kala chant as many a hay haday lasoowareegaana waa sax

  2. cawke Reply

    January 30, 2017 at 3:21 pm

    Waasax kolay anigu waxaantaageeraa labadan tiim ee ciyaaryankakala iibsanaysa inkasta oonrabo in loodaayo kooxdiisa man un waayo kooxdo way Kala chant as many a hay haday lasoowareegaana waa sax

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *