<

Home » Horyaalada » La Liga Spain » BIG NEWS: Carlos Tevez Oo Ka Shifay Kooxda Kaliya Ee Uu Ku Biirayo Lionel Messi Markuu Ka Tago Camp Nou- Ma United Ama City?

BIG NEWS: Carlos Tevez Oo Ka Shifay Kooxda Kaliya Ee Uu Ku Biirayo Lionel Messi Markuu Ka Tago Camp Nou- Ma United Ama City?

Carlos Tevez ayaa kalsooni ku qaba in Lionel Messi mustaqbalkiisa uusan ku dhameysan doonin kooxda Barcelona, iyadoo Newell Old Boys uu u arkayo kooxda kaliya ee ka dhaqaajin karta Camp Nou.

Xidigan reer Argentine ayaa wax qarsoodi ah aanan ka dhigin jecelka uu u qabo kooxdiisii hore ee dalka Argentina.

Messi ayaa kasoo bilaabay xirfadiisa ciyaaraha Newell, lka hor inta uusan kasoo dhaqaaqin 2001.

Mustaqbalkiisa kooxda BArcelona waxaa kujira shaki weyn kadib markii uu diiday inuu saxiixo qandaraas cusub, iyadoo heshiiskiisa haatan uu dhacayo sannadka 2018.

weeraryahanka dhawaan u dhaqaaqay dalka Chine Tavez ayaa shaaca ka qaaday in kooxda kaliya ee uu u dhaqaaqi karo Messi ay tahay Newell Old Boys.

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.net/wararka/big-news-carlos-tevez-oo-ka-shifay-kooxda-kaliya-ee-uu-ku-biirayo-lionel-messi-markuu-ka-tago-camp-nou-ma-united-ama-city/">BIG NEWS: Carlos Tevez Oo Ka Shifay Kooxda Kaliya Ee Uu Ku Biirayo Lionel Messi Markuu Ka Tago Camp Nou- Ma United Ama City?</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *