<

Home » Horyaalada » Premier League » WAA KUMA SANCHEZ? Arsenal oo £50 million Kula Soo Wareegeysa Garabka Duula ee kooxda Borussia Dortmund Marco Reus

WAA KUMA SANCHEZ? Arsenal oo £50 million Kula Soo Wareegeysa Garabka Duula ee kooxda Borussia Dortmund Marco Reus

Arsenal ayaa dib u bilaawday wadahadalka ay kula soo wareegeyso weeraryahanka Borussia Dortmund iyo qaranka Germany Marco Reus.

sida laga soo xigtay warar Madaxa-bannaan kooxda Arsenal ayaa dib u bilaabeysa qorshe ay kusoo qaadaneyso ciyaaryahanka weerarka dhaxe iyo garbaha ku wanaagsan inta lagu jiro xagaagan.

Arsene Wenger ayaa u dhaqaaqi doona xiddiga Germany haddii uu kooxda ka tago Alexis Sanchez oo aan wali cadeyn mustaqbalkiisa Emirates Stadium.

Ciyaaryahanka caalamiga ah ee dalka Chile ayaa dlbanaya dalab mushaar sare ah haddii uu sii joogayo kooxd ku ciyaarta waqyooyiga London.

Arsenal ayaa adeegsan doonta dalab £-50 million si ay u helaan ciyaryahanka kooxda Borussia Dortmund iyo qaranka Germany Marco Reus.

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.net/wararka/arsenal-oo-50-million-kula-soo-wareegeysa-garabka-duula-ee-kooxda-borussia-dortmund-marco-reus/">WAA KUMA SANCHEZ? Arsenal oo £50 million Kula Soo Wareegeysa Garabka Duula ee kooxda Borussia Dortmund Marco Reus</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *